Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Babaasiirta sidee lagu daweyn karaa?
(1/1)
Rashiiidaawi:
asc dr maxaaa babaasiirta sideese lagu daweynkaraaaa
Drkheyre:
Mahadsanid, Fadlan halkaan ka aqriso, jawaabta su'aashaada.
Baabasiir (Haemorrhoids)
http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,891.0.html
Tamer Hosni:
Asc, Waan idin salamay dhamĂ an Dhaqatirta iyo inta ku xiran page kan.
De. Waxaan qabaa 1 dhib oo ku saabsan xaga waxbarashada taas oo ah xifdin la'aan ama cashirada wax xasuus ah uma lihi ilaa iyo hada ee Dr. Maxaa keeni karo ?
Waad Mahadsan tahay. Jazakumullah qeyr.
SomaliDoc:
Ka akhriso halkaan waxa keeno ilowshaha ama hilmaanka: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5687.0.html
Navigation
[0] Message Index
Go to full version