Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Seebaan iskaga ilalin karaa uur daawo la'aan?

(1/1)

Xaliimo:
Asc wll waxan ahay hooyo lagu qaley ilmaha hadan rabo inan iska ilaali uur o an anan qadan wax dawo ah sida irbada iyo kaninka sebaan iskaga ilalin kara anoo wax dawo ah cunin?

SomaliDoc:
Halkaan ka akhriso siyaabaha aad uurka uga hortagi kartid: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5840.0.html

Navigation

[0] Message Index

Go to full version