Author Topic: Su'aal: Seebaan iskaga ilalin karaa uur daawo la'aan?  (Read 2648 times)

0 Members and 2 Guests are viewing this topic.

Offline Xaliimo

  • Newbie
  • *
  • Posts: 5
  • Points: +0/-0
  • Gender: Female
Su'aal: Seebaan iskaga ilalin karaa uur daawo la'aan?
« on: January 25, 2016, 02:40:55 PM »
Asc wll waxan ahay hooyo lagu qaley ilmaha hadan rabo inan iska ilaali uur o an anan qadan wax dawo ah sida irbada iyo kaninka sebaan iskaga ilalin kara anoo wax dawo ah cunin?




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Seebaan iskaga ilalin karaa uur daawo la'aan?
« Reply #1 on: February 02, 2016, 03:10:58 PM »
Halkaan ka akhriso siyaabaha aad uurka uga hortagi kartid: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5840.0.html
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco: