Author Topic: Su'aal: Timuhu way idaatan markaan feedhanayo?  (Read 2814 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Khadar Ahmed

  • Newbie
  • *
  • Posts: 7
  • Points: +0/-0
Su'aal: Timuhu way idaatan markaan feedhanayo?
« on: January 26, 2016, 07:18:33 AM »
wad salaamantihiin dhammaan Bahda somalidoc.com,Su'aasha 2aad een dr waydiinaya waxay tahy,Cilad ihaysata oo ah timaha timuhu way idaatan markaan feedhanayo  qolkii tinba buxisay marka maxa sababay maxase xal ah ? WAD MAHAD SANTAHY DR.




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Timuhu way idaatan markaan feedhanayo?
« Reply #1 on: February 02, 2016, 03:34:21 PM »
Halkaan ka akhriso waxa keeno in timuhu daataan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,687.0.html
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Waan naxaa markaan hawl aanan hore u qaban jirin qabanayo?

Started by Saleeban AxmedBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 7018
Last post October 05, 2015, 11:40:31 AM
by SomaliDoc
Su'aal: Markaan biyo badan cabo ilaa (750 ml) waxyar kadib kaadi baa iqabanaysa?

Started by Mohamed AbdirizakBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 18917
Last post September 04, 2016, 07:49:05 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waxaan isku arkay markaan aqriska badsado in aan arki waayo?

Started by AbdikaniBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 48503
Last post March 07, 2011, 05:28:58 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Cunaha markaan cadayanayo xubuub adag oo ur leh ayaa iga soo baxa?

Started by AbumohamedBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 116962
Last post May 16, 2010, 09:57:56 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Markaan socdo waxaan dareemaa in uurjiifku uu dhaqaaqa joojiyo?

Started by Umu MohamedBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 9763
Last post February 12, 2016, 08:11:39 PM
by SomaliDoc