Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Bukaanka qaba Cagaarshow B ama C?
(1/1)
Abdulkadir-abdullahi:
Asc wll, Dr waxaan jeclaystay inaad nala wadaagto , bukaanka qaba cagaarshow B ama C cuntooyinka uu qaadan karo iyo kuwa aanay ahayn inuu cuno .
waad mahadsantahay
SomaliDoc:
Waxyaabaha laga hortagayo ama lagu dadaalayo waxay caawinayaa beerka in culeys dheeraad ah uusan fuulin maadaama uu qofka qabo cagaarshow, laakiin cagaarshow ahaan ma jiro wax looga hortago oo cunno ah.
Cunnooyinka in laga fogaado ay fiican tahay markuu qofka beerka ka jiran yahay waxaa ka mid ah: dufanka, subagga, daawooyinka sida paracetamol-ka.
Cunnooyink u fiican waa: biyaha, qaraha iyo malabka.
Akhriso qoraal ku saabsan howlgabka beerka: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5648.0.html
Navigation
[0] Message Index
Go to full version