Author Topic: Su'aal: Kuusni ay yelato feedhaha dushooda?  (Read 2786 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Juri

  • Newbie
  • *
  • Posts: 2
  • Points: +0/-0
Su'aal: Kuusni ay yelato feedhaha dushooda?
« on: January 25, 2016, 05:53:40 PM »
asalamu calaykum ugu horeyn wan salamaya dhakhatirta bogan kabacdi waxan wadiin laha dhakhtarka waxa dhawaan isku arkey feedhaha bidix dushooda wax yar oo kuusan marka waxan wadiin laha dhakhtarka side lagu baadhi karaa waxa u yahay kuusinadani qalab nooceya ,se dhakhtar feildkisu maxay yahy aya loola tagi karaa ?




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Kuusni ay yelato feedhaha dushooda?
« Reply #1 on: February 02, 2016, 03:12:54 PM »
Kuuska ma wax adag uu lafta heystaa?
Mise waa wax gudaha feeraha ka soo uskamay oo lafta soo riixayo?
Mise waa hilibka kore oo wuu jilcan yahay?

Si loo kala ogaado, fadlan la xiriir dhakhtar cudurrada guud, si uu kuugu kala saaro, kadib isagaa kuu xawilo doono dhakhtarka aad u baahan tahay.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Waxan muddo dareemayeey feeraha dushooda xanto xanto yar?

Started by QawdhanBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 7732
Last post May 15, 2013, 10:27:18 AM
by SomaliDoc
Su'aal: Xanuun intaas la yiraahdo wareega ee miskaha dushooda ah?

Started by GaadhhayeBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 9318
Last post December 23, 2010, 07:30:51 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Feedhaha qaybta naaska ka hoseysa ayaa i xanuunto?

Started by Zeeco7Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 4474
Last post May 12, 2017, 08:00:16 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Kusas yar yar o kaso baxa cagaha dushooda?

Started by Asma AliBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 3080
Last post October 02, 2016, 08:51:06 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Feedhaha ayaa i xanuunaya ilaa 4 Sano?

Started by KaariyeBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 0
Views: 2379
Last post April 30, 2019, 09:30:06 AM
by Kaariye