Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Waan isku cusubnahay xaaskeyga?

(1/1)

Mohamed Abdi Naasir Ali:
asc wr wb walaalayaal 17/1/2016 aya sual idin so weediyay waadna iiga so jawaabteen aadbaa idinkaga mahadcelinayaa, reply meela ka dhaho ayaan garan waayay reply ayaan dhihi lahaa anyways

hadan ugu gudo galo suasheyda adinkoo isku dayay inaad ifahantaan waxaan rabaa inaad isheegtaan

1- aniga waan isku cusubnahay xaaskeyga horayna umu so guursan, age keygana waa 22 years ,
 -hadi aan xaaskeyga la bashaalo in badan more than 2 hours wax biya ah ma imaadaan lkn hadaan galmo                        sameeyo waxay iiga imaadan wax ka yar 1minute .
 -waxaad ikala cadeesaan ma cudur an qabaa mise waxaa keeni kara shaqadaas o igu cusub
 - hadaad isheegi kartaan waxaan daremaya tuurista biyaha marka ay imaanayaan inesan aad uxooganeen o waxaan mooda wax iska so daadanaayo ookale taasina ma xanuun aan qabaa mise? maxaasa lagu daaawen karaa? dhibaato maku keeni karaa uureynta xaaskeyga?

SomaliDoc:
Fadlan su'aalahaaga ku saabsan biyo-baxa ka akhriso jawaabtooda halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2121.0.html

Navigation

[0] Message Index

Go to full version