Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Sokorta kacda?

(1/1)

Bibaaye:
Maxa lagu dajiyaa sokorta oo kacda

SomaliDoc:
Sokorta inta aan la dajin ka hor waxaa la fiiriyaa heerka ay gaarsiisan tahay iyo waxyaabo kale oo badan, kadib ayay noqon kartaa daawo, jimicsi ama cuntada oo la habeeyo.
Akhriso qoraal faahfaahsan oo ku saabsan sokorta: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1145.0.html

Navigation

[0] Message Index

Go to full version