Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Indhaha qaybta CAD mala cadayn karaa????
(1/1)
Jibrilshire:
Asc. Dhammaantiin. Waxan qabaa su aal waxan raba inan waydiyo dhakhaatiirta mala cadayn karaa indhaha qaybta CAD haday gaduud ku jirto. markan hurdada kasoo toosana way gaduudan yihiin . Mahadsanid
SomaliDoc:
Maya lama caddayn karo, dadka qaarne in indhaha meesha cad ay midab gaduud xigeen ah, boorboor camal ama kafey khafiif ah intaba way noqotaa si dabiici ah.
Haddii aad indhaha ka xanuusanaysid fadlan dhakhtar indhaha la xiriir.
Navigation
[0] Message Index
Go to full version