Author Topic: Su'aal: Indhaha qaybta CAD mala cadayn karaa????  (Read 3360 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Jibrilshire

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
Su'aal: Indhaha qaybta CAD mala cadayn karaa????
« on: January 27, 2016, 08:54:09 AM »
Asc. Dhammaantiin.  Waxan qabaa su aal waxan raba inan waydiyo dhakhaatiirta mala cadayn karaa  indhaha qaybta CAD haday gaduud ku jirto. markan hurdada kasoo toosana way gaduudan yihiin .  Mahadsanid




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Indhaha qaybta CAD mala cadayn karaa????
« Reply #1 on: February 02, 2016, 03:42:31 PM »
Maya lama caddayn karo, dadka qaarne in indhaha meesha cad ay midab gaduud xigeen ah, boorboor camal ama kafey khafiif ah intaba way noqotaa si dabiici ah.
Haddii aad indhaha ka xanuusanaysid fadlan dhakhtar indhaha la xiriir.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco: