Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Qiyaasta laga rabo cholesterol?

(1/1)

Cabdicasiis:
asc dhakhaatiirta sharafta leh waxaan waydiinayaa qiyaasta laga rabo cholesterol waxaan saa u leeyahay maalin baan iska baadhay waana 6.4

SomaliDoc:
Kolastaroolka guud heerka laga rabo markii la isticmaalo cabirka aad isticmaashay waxaa la rabaa inuusan ka kor marin (5)
Laakiin waxaa kaloo muhiim ah in la fiiriyo qeybaha kale ee baarista kolestaroolka sida LDL, HDL iyo Triglyceride.
Fadlan akhriso qoraal ku saabsan kolestaroolka: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1461.0.html

Navigation

[0] Message Index

Go to full version