Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Waxaa si saaid ah eega qaldan hormuunka?
SomaliDoc:
Waxa cad ee jiitamayo wuxuu u badan yahay infekshan xaga hoose ah, kaasoo uu keeno jeermis fangas ah oo loo yaqaano "Candida", Akhriso qoraal ka hadlayo infekshankaas: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1092.0.html
Akhriso waxa haweenka u keeno infekshanka: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5709.0.html
Fadlan akhriso qoraaladaas ee fiiri astaamaha kale ee la socdo xanuunkaan.
Umu khaalid:
Mahadsanidiin somalidoc.com ajar badan ilaahey ha idinka siiyo caawimaadiina
Navigation
[0] Message Index
[*] Previous page
Go to full version