Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Waxaan qabaa urta oo iga maqan?

(1/1)

Cayuush Omer:
Asc waxan qaba urta oo iga maqan inaysan waxba i urayn sidayda kale wa cadi ma xanuun ba mise normal ayey marar u dhacda

SomaliDoc:
Urta oo qofka ka maqan ma ahan wax caadi ah, cillad ayaa jirta, waana muhiim in aad u tagtid dhakhtar E.N.T ah.
Sababta ugu badan ee u keeno bulshada waa caabuqa ku dhaco sanqada ee loo yaqaano "sinusitis" hadduu raago.
Akhriso waxa "sinusitis" ay tahay in xanuunkaas uu horay kuu soo maray: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5636.0.html

Navigation

[0] Message Index

Go to full version