Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Xanuuunka dhego cuslaanta?
(1/1)
Farhan Farah Ali:
Asc dhamaantiin khyr alle haydin siiyee waxan xanuunsanayey muddo 8sano ah ilahay baa caafimaadka bixiyee waxa igu dhacay xanuuunka dhego cuslaanta maqalku waa diciif telephone ma maqlo lkn hadalada qaarna waan maqlaa qaarna ma maqlo dheguhu wey guuxayeen sideeda sanno walalayaal sidoo kale canjaha cunaha ayaa soo baxay sabab aanan garanayn maxad igula talin lahaydeen khyr alle haydinku amaal mariyee ,? Mahadsanid
SomaliDoc:
Akhriso jawaab aan ka bixinay su'aashaan oo kale: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5742.0.html
Waxaa kaloo akhrisataa waxa keeni karo maqal la'aanta: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,417.0.html
Navigation
[0] Message Index
Go to full version