Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Suaal: Maaseynta jirka iyo kaboobyo
(1/1)
Mahmuud Ali:
Asc. waxaan rabaa inaan weydiiyo dhaqaatiirta waxaan waayadaan danbe isku arkaa calaamadahan soo socda:
1. kaboobyo (numbness) kasoo bilaabaneysa sinaha illaa cagaha hoose.
2. Dareenka jiriricase ama maaseyn oo kale ah oo aan ka dareemo lugaha markaan xoogaa socdo
3. Lafaha cagaha oo aan xanuun ka dareemo.
4. daal dhinaca jilbaha aan ka dareemo
SomaliDoc:
Meeqo sano ayaa jirtaa?
Xanuun sokor miyaa qabtaa?
Wax jug ama dhaawac ah dhabarka ma kaa gaaray hadda ka hor?
Miisankaagu waa imisa?
Wax xanuuno aad isku ogtahay ama daawo aad ka qaadatid ma jiraan?
Navigation
[0] Message Index
Go to full version