Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Hooyo aya waxay qabtaa wareer siyada ah?
(1/1)
Cayuush Omer:
asc dhakhatirta waxan idin waydinaya wllo hooyo aya waxay qabta wareer siyada ah dhowr jer wa la toobay garabka agtisa feexna gacanta way uga tala kalxanta dhinaceda in muddo ah way barar san tahy naska bidixda ahna wuu la xanuuna maxa talo ah od isin lahyden
mahadsanidin
SomaliDoc:
Wax badan ayaa dawakha iyo wareerka keeno ee halkaan ka akhriso: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,6234.0.html
Waxaad u baahan tahay in aad la xiriirisid dhakhtar si loo ogaado midka uu yahay.
Navigation
[0] Message Index
Go to full version