Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Faruurta hoose ayaa i gaduudatay?

(1/1)

Ashwaaq:
asc/ salan kadib dhaqtar waxaan isku arkay in muda farurta hoose oo igaduudatay ayada oo dhan mahan  diilin gaduudan baanku leyahey marmar waxa jirta ey iska baabado anon wax dawa isticmalin hada waxan isk kaga shakiyay in uu bahal yahey hada kahor dhaqtar wan utahey waxuu iyiri cimilada ya ku dhibta waxuu isoo qoray dawo wax isbadal ahna kama helin marka maxakeenikara ciladaas tankale majirta talo  kuhaboon oo aan kubaaro cudurkan madama an calisha ugabaqanayo thanks

SomaliDoc:
Ashwaaq, Akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5366.0.html

Navigation

[0] Message Index

Go to full version