Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Waa maxay kaankaro?

(1/1)

Mo Digdig:


waa maxay kaankaro? maxaa keena? mala daaweyn karaa?

SomaliDoc:
Xanuunka kaankarada ama kansarka horay ayaa uga hadalnay ee ka akhriso qoraalladaan:
1- Waa maxay kansar: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,484.0.html
2- Maxaa lagu gartaa kansarka: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1073.0.html

Navigation

[0] Message Index

Go to full version