Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Habaynki hadaan damco in aan xili hore sexdo iga so dhicimayso?

(1/1)

Janaale:
     Salan kadib,  suasheydu waa hurdada aya igu yar.  Habaynki hadaan damco in aan xili hore sexdo iga so dhicimayso.  Markii aan samalaleylo ila 2 da ayan sexanaya, bixina xili horaan kacaa. Kiniini hurdo ma qaadan karaaa.
 Mahadsanidin.

SomaliDoc:
Fadlan raac talooyinka ku xusan qoraalkaan si aad hurdo ku hesho: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2045.0.html

Navigation

[0] Message Index

Go to full version