Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Maxaa u sabab ah dildilaaca dibnaha xaaskayga?
(1/1)
Mohamed Osman Hassan:
su'aasha aanku waydiin lahaa drka waxaytahay maxaa u sabab ah dildilaaca dibnaha xaaskayga waxay ka cabanaysaa dibnaha oo dildilaaca qolfana ka kacaan ka dibna xanuun sababa iyo midabkii dibnaha oo casaan noqday maxaa lagu daawee yaa dr?
SomaliDoc:
Halkaan ka akhriso qoraal ku saabsan arrintaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5366.0.html
Fadlan raac talooyinka ku xusan.
Navigation
[0] Message Index
Go to full version