Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Xiniinyo kala dheer?
(1/1)
Abu-ayub:
Asc aad bad u mahadsan tihiin bahda Somalidoc.com waxan qabaa su'aal caafimaad waxana sisharaleh idinkaga codsanayaa inaad iiga jawaabtaan.
Su'ashaydu waxay tahay. "Waxan isku arkaa marmarka qaar labadayda xaniinyoo oo kala dheer siiba midda bidix oo kadheer tan midig wax xanuun ahna ma dareemo hadaba ma dhibato caafimaad baa mise waa iska caadi arrin taas iiga jawaaba.
mahadsanidiin
SomaliDoc:
Arrintaasi dabiici ayay u badan tahay, in qooraha bidix uu ka dheer yahay qooraha midig, horay ayaa looga jawaabay su'aashaan ee halkaan ka akhriso:
Jawaabta 1-aad: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,4497.0.html
Jawaabta 2-aad: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3313.0.html
Halkaan ka akhriso xanuunka ugu badan oo xaniinyaha kala wayneeyo: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3852.msg11456.html#msg11456
Navigation
[0] Message Index
Go to full version