Author Topic: Su'aal: Kolesterolka daawadiisa ma abad baa?  (Read 2409 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Abdiqorane

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
Su'aal: Kolesterolka daawadiisa ma abad baa?
« on: January 31, 2016, 04:31:16 PM »
Asc walaal qadashada dawada kolestarolka ma abadba misa haduu total kolestarolka yahay 200.
HDL 49.1
LDL 90
LDL/HDL ratio : 3'53
ma lasi wada dawada mise wa lajoogin. jimicsga la wado iyo dufanka la iska dhooro.




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Kolesterolka daawadiisa ma abad baa?
« Reply #1 on: February 08, 2016, 03:04:58 PM »
Maya abad ma ahan illaa in dhibaato kolastaroolka uu kuu geestay in lagaa daaweeyay oo laga cabsi qabo in uu kugu soo laabto mooyee.
Dhibaatooyinkaas oo noqon karo xaga wadnaha iyo xaga maskaxda, haddii wadnaha xidadiisa ay ku xirmeen hadda ka hor oo lagaaga furay qalliin ama xididada maskaxda ay xirmeen, labadaa cilladoodne loo saariyay kolestaroolka, markaas waad joogteynaysaa.

Laakiin hadduu dhibkaas dhan uusan jirin, waxay ku xiran tahay caafimaadkaaga, iyo kolestaroolkaaga meesha uu marayo.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Muxuu yahay garan waayaye? xageense ugu hagaagaa Daawadiisa?

Started by QalBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 5
Views: 11221
Last post May 20, 2012, 01:19:14 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Talo cudur iyo daawadiisa?

Started by Hussein YoungbkBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 3212
Last post June 05, 2016, 07:42:12 PM
by SomaliDoc