Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Xanin Yaha Waxan Ku arka xidada iney Mar Mar bararayan

(1/1)

Wadanivip:
Asc ugu horeyn, Xanin Yaha Waxan Ku arka xidada iney Mar Mar bararayan xanun said ah iguma hayan wxd arkaysa Mar Mar iney xidada Gudaha Xanin yahay bararayan waliba ad daremayso bararkas, Dhabarka and Kaliyaha Xanun ayan ka darema ayagana,, Arintas Maxey ka dhigan tahay?  MAHADSANID

SomaliDoc:
Waxay u badan tahay in ay cilladaan tahay ee akhriso: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3852.msg11456.html#msg11456

Navigation

[0] Message Index

Go to full version