Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Nabarka dabada kasoo baxo ee la dhaho FISTULA?

(1/1)

Abdulkadir Haji:
Asc wr wb
DR.Salaan kadib waxaan rabaa inaan wax ka ogaado nabarka dabada kasoo baxo ee af ingiriiska lagu dhaho FISTULA
maxaa keena nabarkaas?daweyn tiisa kadib wax difect ah maku yeeshaa taranka qofkaas ama inuu ilmo dhalo
dhabar xanuun maka mid yahay wax yaabaha lagu yaqaano nabar kaas inuu qofka ku keeno
ugu dambeyn qaliin lagu daweeyay kadib malaga yaabaa inuu qofkaas kusoo naqdo markale.
Thanks DR.

SomaliDoc:
Akhriso qoraal ku saabsan Anal Fistula: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5618.msg15066.html#msg15066

Navigation

[0] Message Index

Go to full version