Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Dumarka marka ay uurka yar leeyihiin galmada ma caadi baa?
(1/1)
Awabdi:
asc . idinkoo mahadsan waxaan rabaa in aan idin waydiiyo. dumarka marka ay uurka yar leeyihiin sida 2-4 bilood ee u horaysa galmada ma caadi haa si joogta ah
SomaliDoc:
Galmada xilliga uurka, horay ayaa si faahfaahsan uga hadalnay ee ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1705.0.html
Navigation
[0] Message Index
Go to full version