Author Topic: Su'aal: Waxaan isku arkay wax kaso laalado farjigeyga?  (Read 3146 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Muna123

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
Su'aal: Waxaan isku arkay wax kaso laalado farjigeyga?
« on: February 01, 2016, 07:35:02 PM »
Aswrwb aad  ayaan idinkaga mahad celinayaa sida wanaagsan aad umada ugu faaidendsin Allah swt ajar ha idinka siiyo.
Suasheda waxay tahay Waxaan isku arkay wax kaso laalado farjigeyga waxayna ahayd waqti aan sugaye dhiiga caadada aad ayaan u naxay murayad ayan so qaaday waa wax sida carab yar oo kale ah. Waxaan isku daye inaa riixo ma I xanuunayo waxaan dareemay inuusan jirkeyga kamid ahayn. Waxaaa sidegdeg hoyo iyo walaalo iigu gexeeyen doctarka degdega ah marke aragtay way naxday minki ayaa soo dhacay ayee tiri wayna isi gudbisay. Computer ayee isaaren waad fcn thy wax maqabtid ayee idhahen. Bish ku xigtay waxba ma arkin. 3 bil oo ka danbeeyay hadana waan arkaa. Marka arko 3 ama afar maalin katib ayuu dhiigi iga imaanayaa. Ma wax normal ahaa mise? Wax xanuun ahna ma dareemo. Gabarna waan ahay oo bikra ah.
Isoo jawaba idinko mahadsan. Wsc




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Waxaan isku arkay wax kaso laalado farjigeyga?
« Reply #1 on: February 08, 2016, 03:48:42 PM »
Arrintaasi way dhacdaa, waxaana badanaa la arkaa marka caadada ay soo dhawdahay oo dabcaan seedaha murqaha minka ku hayo jirka, hora ayaan uga hadalnay arrintaan ee ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1730.0.html
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: waxaan hada wax ka bartaa blood vessels, health & blood components?

Started by AbdikaniBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 25925
Last post January 29, 2012, 10:50:28 PM
by Dr.Adnan
Su'aal: "Sixirka" iyo jirada "schizophrenia" ma isku mid baa?

Started by NaaleBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 8
Views: 26650
Last post April 20, 2015, 12:29:25 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Hooyaday oo waayeel ah ayaa waxaan ku aragnay wareer aad u xoog badan?

Started by GantaalBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 24908
Last post November 01, 2011, 10:39:11 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waxaan rabaa inan halkan idinku so gudbiyo dhowr xanuun?

Started by C.risaaqBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 9957
Last post January 09, 2016, 03:27:06 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Markaan socdo waxaan dareemaa in uurjiifku uu dhaqaaqa joojiyo?

Started by Umu MohamedBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 9559
Last post February 12, 2016, 08:11:39 PM
by SomaliDoc