Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Waxaa i qabta xanuun dhinaca bidix ee feeraha?
(1/1)
Katra:
Wa mahadsantaha doctor sa nogu faidaysid jazakallah. Wl waxa i qabta xanuun dhinaca bidix e feraha markan fadhiyo wax yar. Jazakalalah khayr
SomaliDoc:
Feero xanuunka wax badan ayaa keeno, waxaad akhrisataa qoraal kuu faahfaahin doono xanuuanda feeraha ku dhaco iyo siyaabaha lagu kala garto, ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,649.0.html
Navigation
[0] Message Index
Go to full version