Author Topic: Su'aal: Waxaa jirta in labada xiniinyood ay kala yaraadan?  (Read 3031 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Amen010

  • Newbie
  • *
  • Posts: 4
  • Points: +0/-0
Su'aal: Waxaa jirta in labada xiniinyood ay kala yaraadan?
« on: January 15, 2016, 03:28:28 PM »
Asc dr wxn jeclaa inaan ku waydiyo su'aal ku saabsan labada xiniinyood
Waxaa jirta in ay labadu kala yaraadan maadaama aya ta bidix ku taal ay yartahay sidaa awgeed ayna leedahay xidido isku urursan xanuun iguma hayso se lkn maxaad ku tilmaami kartaa inay tahay




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Waxaa jirta in labada xiniinyood ay kala yaraadan?
« Reply #1 on: January 21, 2016, 02:01:02 PM »
Xanuunkaan waxaa loo yaqaanaa "Varicocele" ee ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3852.msg11456.html#msg11456
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   

Offline Amen010

  • Newbie
  • *
  • Posts: 4
  • Points: +0/-0
Re: Su'aal: Waxaa jirta in labada xiniinyood ay kala yaraadan?
« Reply #2 on: January 24, 2016, 12:11:02 PM »
Waad mahadsanthy DR sida fiican ee aad nooga jawaabtaan codsigayaga
Dr waxaa jirta sidoo kale habenkii markaan seexdo iyo maalintii markaan soo jeedo inaan dareemo heerka kacsi inaanay 100% waxba u hadhsanayn macnhii hadii aan maqlo hal eray oo ku saabsan SEXUAL dareenkaygu waa lama filaan
Mida kale hadii naxo anoo mararka qaar naxdinta biyaha shahwadu naxdin awgeed way iga imaadan
Dr su'aalahaa fadlan iiga jawaab adoo raaliya waxaa keena haday xanuuno yihiin
Baraakalaahu wa axsanallahu ileyk

Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Waxaa jirta in labada xiniinyood ay kala yaraadan?
« Reply #3 on: February 02, 2016, 02:41:59 PM »
Waa dabiici in aad sidaa dareento, dadka ilaahay isku dareen kama dhigin.
Waxaa kaloo dabiici ah in markii aad dhaxdid aad biyo-baxdid sida aan hadda ka horba uga soo hadalnay, akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5774.0.html
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Shahwadayda waxaa ku jiro kuus kuus?

Started by Ali2oBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 17520
Last post December 04, 2016, 10:32:07 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waxaa igu yaallo buro "Fibroadenoma"?

Started by HabsaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 14153
Last post July 05, 2017, 01:34:23 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waxaa dhuunta ilaa qoorta iiga yaal buur buur?

Started by XikmaawiBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 16938
Last post February 28, 2016, 01:40:51 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waxaa dhib weyn igu haya dhareer afka ka yimaado marka aan seexdo?

Started by Haji2Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 63028
Last post December 05, 2015, 11:34:53 AM
by SomaliDoc
Su'aal: marka uu hargab ku dhaco oo uu qufaco waxaa dheecaan ka yimaado dhagta bidixda ah?

Started by DeeqcaliBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 15530
Last post November 01, 2011, 07:58:14 PM
by SomaliDoc