Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Biyo ayaa iga yimaado markaan filin xun fiirsado?
(1/1)
Saleeban Axmed:
wad mhadsantihiiin dhaqaatiiirka alalehaydin ilaaliyo ninyahaw shahwadaydii ama manidydiii ayaa iska imnasa hadaaan vidoa daawadao xun anoo gacanba ula tagin sidi ay ahaan jirty muuqaal ahaaan way ka duwantaha waaa biyo caadi ah oon dhagdheg lahayn markaasaamaun ma igu yeelansaaa xaga dhalmada mida kle sideeeen biyo baxa iga joojinya si dhaqso ah
SomaliDoc:
Biyaha yimaado markii kacsi la dareemo waxaa loo yaqaanaa "precum" waa biyo ka duwan shahwada caadiga, wayna dhacdaa.
Talo: Fadlan iska jooji daawashada filimaanta xunxun, waxay kuu keensan karaa dhibaato caafimaad iyo mid nafsi intaba.
Waxay kaloo ku bari karaan siigaysi taasoo isagane aad ka dhaxli kartid dhibaatooyin badan, ka akhriso halkaan dhibaatooyinkaas: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2209.0.html
Navigation
[0] Message Index
Go to full version