Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Mindhicir xanuun iyo caadada oo maqan?

(1/1)

Yuzra12:
Waxaa iga soo halaaway uur 6 wek ah kadib dhiiga caadada iimuusan dhiig ilmaha ku soo halaaway dhiig aan eheen iimusan iman kii cadada muusan imaanin mudo bil ah ayaa ka soo wareegatay intuusan ii imaanin  hadadane mandhicirka ayaa aad ii xanuuna iyo dhabarka jawaab  iga soo siiya

SomaliDoc:
Caadada oo la waayo dilan kadib ama ilmaha oo kaa soo halaawo, waa arrin jirta, waxaana loo saariyaa jahwareer ku dahca hormoonaadka, fadlan akhriso waxa keeno in caadada ay wareerto ama aad wayso: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2145.0.html

Navigation

[0] Message Index

Go to full version