Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Cirbad uu I dhahay dhiiga ee kuu saxee?
(1/1)
Umu caaisha:
Asc
Dr su. Aal iga jaahil bixi canug aa naas nuujiyaa habeenki uu ubadanyhy. .cado wareer aa I hayo dr aan u tagay cirbad u I dhahay dhiiga ee kuu saxee 15 bari kadib u kugu dhaca u igu yiri. .sadax bil aan sii maraa wax igu dhacay mlhn . canug yar oo 8 bilood jiro aa nuujiyaaa
SomaliDoc:
Haddii ay caadada kaa wareerto adigoo cunug nuujinayo waa arrin dabiici ah in cirbad kuu saxdo lagugu dhufto ma ahan, haweenka qaar caado ma arkaan xilliga naas nuujinta, qaarne way ka wareertaa, qaarne caadi ayay u ahaataa, waxayna ka timaadaa hormoonka naas nuujinta iyo hormoonka caadada ayaa is diidan.
Haddii ay caadada kaa maqnaato xitaa waa suura gal markaa naaska nuujinaysid.
Akhriso qoraal ku saabsan caado wareerka: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2145.0.html
Waxaad kaloo hubisaa in aad uur leedahay iyo in kale.
Navigation
[0] Message Index
Go to full version