Allied Health Professions > Other Medical Careers
Su'aal: Waxaan haystaa bachelor degree im microbiology?
(1/1)
Maxamuud Xuseen Yuusuf:
marka hore waxaan salaamayaa maamulka sharafta badan ee forum-ka, aad ayaan ugu faraxsanay, aadna waan uga faa'iiday.
waxaan haystaa bachelor degree im microbiology suura gal ma ii tahay inaan diyaariyo medical doctor?
se qaybtee ayaan ku diyaarin karaa? waddamada jaarka sida itoobiya, kenya, ama uganda ma laga heli karaa?
mahadsanidiin
Navigation
[0] Message Index
Go to full version