Author Topic: Su'aal: Naag uur leh ma laga qali karaa indhaha ama sanka?  (Read 4255 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Hafido

  • Newbie
  • *
  • Posts: 12
  • Points: +0/-0
Su'aal: Naag uur leh ma laga qali karaa indhaha ama sanka?
« on: January 23, 2016, 11:54:29 AM »
anoo ka faaiidaysanaa cinwankaan waxan qabaaa hal sual oo ah naag uur leh qaliin malagu samayn karaaa sida qaliin sanka ama indhaha?





Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Naag uur leh ma laga qali karaa indhaha ama sanka?
« Reply #1 on: February 06, 2016, 02:03:27 PM »
Haddii qalliinka lagugu samaynayo uu yahay mid "elective" ah oo laga wado aanan degdeg ahayn oo la dib dhigi karo, in la dib dhigo ayaa haboon, dhibka laga baqayo ma ahan qalliinka ee waa suuxinta.
Laakii hadduu qalliinka uu yahay mid "emergency" ah waa in dhakhtarkaaga uurka iyo kan ku qalayo waa in ay ka wada tashtaan, haddii loo arko in lagu qali karo waa lagu qalayaa, waana laguu sharxayaa.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco: