Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Buro makaanka ka so baxda?

(1/1)

Shaymaa.nor:
asc marka hore doctor wan Ku salaamay jasakumullah khayr  waxan ahay Xaas 33 jiraa ah sadix sano ayaan guri laha sanadki hore uurbàn yeeshay bura makaanka dushiisa igagtaalay ilmi iga so ridaay way waynayd  24 santi mitiri bay ahayd wa layga qalay labo sano kadib way igu so noqotay uurna man yeelan wali maxaa xal ah dhakhtaradaydu waxay igu tidhi dhib ku keeni mayso imika waxna lagama qaban karo imika  aad baan u warwar sanay doctor maxaad igula talin please iso jawaab asc

SomaliDoc:
Shaymaa burada waa noocee? Ma Fibroid baa mise wax kale? Tii hore oo lagaa qalay cad ma laga qaaday oo ma la baaray?
Fadlan warbixintaas noo soo sheeg si aan u ogaano burada nooca ay tahay?

Shaymaa.nor:
asc haa doctor waa fibroid  wata hormonka ka samaysanta

SomaliDoc:
Halkaan ka akhriso qoraal aan uga hadalnay buradaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5856.0.html

Navigation

[0] Message Index

Go to full version