Author Topic: Su'aal: Habeenkasta waxaan soo toosaa anoo isku kaajay si bilaa dareen ah?  (Read 5429 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Naciima/maxamed

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
Smc magacayga waa naciima waxaan jiraa 17 sanno waxaan ku dhibbanay kaadi habeenkii anoon is ogayn ilaa yaraantaydii wuxuu dhakhtarku idhihi jiray waa caadi ee markaad waynaato ayay kaa ba'aysaa lkn waan waynaaday oo 17 jir baan ahay walina wax isbaddal maan arag waxaan dareemaa cuqdad oo waan karhaa in la ila seexdo ama marti noo timado , sidoo kale walaalaladay iyo hooyaday ba way ila yaabaan lkn wali ma niyad jabin oo allah baan ku kalsoonay  maxaan sameeyaa talo ayaan dhakhtarka waydinayaa iyo hadii daawo macquul tahay




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Habeenkasta waxaan soo toosaa anoo isku kaajay si bilaa dareen ah?
« Reply #1 on: February 10, 2016, 02:25:27 PM »
Fadla qoraalkaan iyo qoraalalda ku xusanba ka akhriso wixii talo ah: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=447.0
Ilaahay hakaa dul qaado dhibkaan, waan dareemi karaa xaaladaada, waana arrin ay dhalinyaro badan kula qabto.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: waxaan hada wax ka bartaa blood vessels, health & blood components?

Started by AbdikaniBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 25766
Last post January 29, 2012, 10:50:28 PM
by Dr.Adnan
Su'aal: "Sixirka" iyo jirada "schizophrenia" ma isku mid baa?

Started by NaaleBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 8
Views: 26470
Last post April 20, 2015, 12:29:25 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Hooyaday oo waayeel ah ayaa waxaan ku aragnay wareer aad u xoog badan?

Started by GantaalBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 24764
Last post November 01, 2011, 10:39:11 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waxaan rabaa inan halkan idinku so gudbiyo dhowr xanuun?

Started by C.risaaqBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 9868
Last post January 09, 2016, 03:27:06 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Markaan socdo waxaan dareemaa in uurjiifku uu dhaqaaqa joojiyo?

Started by Umu MohamedBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 9389
Last post February 12, 2016, 08:11:39 PM
by SomaliDoc