Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Habeenkasta waxaan soo toosaa anoo isku kaajay si bilaa dareen ah?
(1/1)
Naciima/maxamed:
Smc magacayga waa naciima waxaan jiraa 17 sanno waxaan ku dhibbanay kaadi habeenkii anoon is ogayn ilaa yaraantaydii wuxuu dhakhtarku idhihi jiray waa caadi ee markaad waynaato ayay kaa ba'aysaa lkn waan waynaaday oo 17 jir baan ahay walina wax isbaddal maan arag waxaan dareemaa cuqdad oo waan karhaa in la ila seexdo ama marti noo timado , sidoo kale walaalaladay iyo hooyaday ba way ila yaabaan lkn wali ma niyad jabin oo allah baan ku kalsoonay maxaan sameeyaa talo ayaan dhakhtarka waydinayaa iyo hadii daawo macquul tahay
SomaliDoc:
Fadla qoraalkaan iyo qoraalalda ku xusanba ka akhriso wixii talo ah: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=447.0
Ilaahay hakaa dul qaado dhibkaan, waan dareemi karaa xaaladaada, waana arrin ay dhalinyaro badan kula qabto.
Navigation
[0] Message Index
Go to full version