Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Cusbo Carrureeddu Maxay tahay?
(1/1)
Saado Ilkacase:
Assalaamu Calaykum
Dhammaan waan salaamayaa Dhaqaatiirta Forumkan.
Su'aasheydu waxay tahay, Waa maxay waxa ay Soomaalidu yidhaahdaan Cusbo Caruureedda oo inta badan carruurta saxaradu ku adkaato dabada laga geliyo. Haddii la isticmaalo ma dhibaato ayay u keeni kartaa Ilmaha yar iyo dadka waaweyn? Maxaa ka jira in carruurta ay jir ahaan adkeyso ?
Mahadsanid
SomaliDoc:
Akhriso jawaab aan ka bixinay arrintaan hadda ka hor: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5613.0.html
Navigation
[0] Message Index
Go to full version