Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Xabasuuda iyo maalabka?
(1/1)
Almis:
asc mrka wxne salaam kaal iyo laab hawada ini so marinaya wana ku mahadsanid tihine adeega ee ade bulshada ade uu hysane marka xigta wane rabay ine inu waydiyo laba su aala ah oo kala ah ;
1- waqtigane waxane isku aragkay ine labtu ii culustahay oo waxay ii fadhiyane oo kale waxna ii tagane yihine barta cuunaha oo waxasina ka imanayo labta marka ane isku adkeyo ine wuxi siibo mana awoodo marmar ane tuufo naa waa sidi wax ise jijidanaya oo kale DR waxasi ma noqone karaya .
2- xabasuuda iyo malabka oo la isku daraay faaido ma leyahay ? haase yeshe ine leg ayu ka qadane karaya cafimadka qofka? ine kasto hooyoyinka somaliyeed aye ku sheegane ine labta siifeyo oo faaido badane leyahay?
SomaliDoc:
Qufac ma jiraa? Dhaqaskane ma ku dhibaa? Mise waxaa jiijiidmayo kliya ayaa tuftaa?
Xabad sowdada iyo malabkaba faa'ido aan la soo koobi karin ayay leeyihin, way jirana dad isku darsada oo isku cuno, horayne waan uga hadalnay labadaba faa'idooyinka laga helo, ka akhriso halkaan hoose:
1 - Malabka: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3929.0.html
2- Xabat Sowdada: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5502.0.html
Navigation
[0] Message Index
Go to full version