Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Waa maxay TMJ?
(1/1)
Ayoze174:
asc DR waxa rabaa in wax la iga sheego cudur la yiraahdo TMJ oo gala daanka waxuu sababaa xanuun bdn, af qalooc, stress joogta ahiyo tinta xitaa wuu daadiyaa
SomaliDoc:
Ma jiro cudur la dhaho "TMJ".
TMJ waxaa loo soo gaabiyaya "Temporo-Mandibular-Joint oo ah kalagoyska daanka iyo qalka isku hayo.
Wuxuu dhakhtarka ka wadaa cillad ayaa kaa haysato halkaas waana sababta af-qallooca kuu keentay, qasab ma ahan in aad stress dareento ama tinta ay daadato.
Baaris malagaaga sameeyay meesha ku xanuunayso? Ma lagaa saaray raajo ama scan?
Fadlan haddii aad awood u heli karto in aad aragto dhakhtarka loo yaqaano "Maxillo-Facial Surgeon" la xiriir isagaa ku taqasusay dhibaatooyinkaas.
Navigation
[0] Message Index
Go to full version