Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Waa maxay umulow?
(1/1)
Iraado Macalin:
asc Docs, waxaa i xanuuna Afka iyo cunaha hadii aan cuno raashinka qaar sida digirta, Masagada, Kaluunka iyo hilibka Geela, waan cunada ugu badan ee lagama maarmaan ka ah u ah caafimaadaka jirka dadkana waxey ii sheegeen in la dhaho xanuunkan umulow hadaba waa maxay umulo maxaase keena Daawo maleeyahay,
mahadsanidin
Jazaka-Allahu Kheiran dadaalkiina
SomaliDoc:
Halkaan ka akhriso jawaabta su'aashaada: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1092.0.html
Navigation
[0] Message Index
Go to full version