Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: cuncun dhanka dabada ah?
(1/1)
Boojo:
aad ayan idin salamayaa markahore, intaas kadib wallalayan waxan isku arkay in muda ah oo hada laga jogo 2sano cuncun dhanka dabada ah iyo dhiig so raacayo saxarada, marka maxaa keeno? . mahadsanidiin
SomaliDoc:
Waxay noqon kartaa gooryaan caloosha ama dabada ah, waxay kaloo noqon kartaa baabasiir ama futo dillaac.
Fadlan la xiriir dhakhtar si loo ogaado cillada ay tahay.
Akhriso gooryaanka cuncunka wato: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,4410.0.html
Akhriso baabasiirka: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,891.0.html
Akhriso futo dillaaca: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,891.msg3181.html#msg3181
Navigation
[0] Message Index
Go to full version