Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Dhaguhu way I cuslaanayaan mar marka kasii danbaysa?
(1/1)
Mohamud Jamac:
asc doctor aadbaan kuu salamaya waxaan rabaa inaan kuwaydiiyo suaal doctor waxan ahay wiil dhalinyaro Ah in mudo Ah waxan Iska dareemayaa indhaguhu ay I cuslaanayaan mar MarkA kasii danbaysa way ISii cuslaanayaan mar walbana Waa cabudhsanahay markaa Maxaa sababa arintaa doctor aadbaaD umahadsan tahay
SomaliDoc:
Halkaan ka akhriso dhago culeyska: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,6379.0.html
Waxaad kaloo akhrisataa maqalka oo daciif ah: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,417.0.html
Navigation
[0] Message Index
Go to full version