Author Topic: Su'aal: Xanuunka Laleemada maku dhici kartaa dhalinyarada?  (Read 3866 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Abdiqani Dhoobo

  • Newbie
  • *
  • Posts: 6
  • Points: +0/-0
Su'aal: Xanuunka Laleemada maku dhici kartaa dhalinyarada?
« on: February 07, 2016, 01:14:36 PM »
Asc.

xanuunka Laleemada maku dhici kartaa dhalinyarada da'doodu ka yartahay 25 sano?  Haday ku dhacdo se waa maxay sababtu  madaama laleemada ay keento duqnimadu?

thanks.




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Xanuunka Laleemada maku dhici kartaa dhalinyarada?
« Reply #1 on: February 12, 2016, 08:16:14 PM »
Laleemada way ku dhici kartaa dhalinyarada, waxayna ka timaadaa cillad gaarto maskaxda qeybta kontoroolka qaabilsan.
Waxyaabaha dhalinyarada u keeno waxaa ka mid ah:
  • Jug madaxa gaartay
  • Daawooyinka qaar
  • Cabidda khamariga
  • Xanuunada maskaxda ku dhaco ha ahaadaan kuwa lagu dhasho iyo kuwa qofka soo gaaro
  • Cabidda kaffeyga oo siyaadada ah
  • Kacsanaanta qanjirka thyroid-ka
  • Xanuun difaaca jirka ka dhasho oo loo yaqaano "Multiple Sclerosis"

Haddii qof dhalinyaro ah lagu arko arrintaan waa in si dhakhso ah loola xiriiriyo dhakhtar si loo ogaado cilalda jirta, baaritaanadu waxay isugu jiraan dhiigag iyo qalab scan oo madaxa lagaa saaro.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Xanuunka la dheho "Lupus"?

Started by AbdiweliBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 17100
Last post October 16, 2016, 06:33:09 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Xanuunka loo yaqaano "Abscess"?

Started by MustafacumarBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 14725
Last post January 04, 2018, 02:03:56 AM
by CilmiSabca
Su'aal: Xanuunka Barasta ma la kala qaadaa? Sidee loo qaadaa?

Started by CawadBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 33923
Last post February 22, 2010, 12:47:32 PM
by SomaliDoc
Xanuunka Gacanta, Cagta iyo Afka - Hand, Foot and Mouth disease (HFMD)

Started by SomaliDocBoard Cudurrada Maqaarka

Replies: 0
Views: 40271
Last post January 01, 2011, 08:53:48 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Noocyada Feero Xanuunka maxaa lagu kala gartaa?

Started by Abdi KarimBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 2
Views: 87650
Last post January 30, 2008, 02:32:49 AM
by Waxbaro!