Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Bogga dhinaca midig oo xanuunaya?

(1/1)

Hirabey:
Asc , waan idin salaamey dhakhtara sharafta leh .
Su'aasheydu waxey tahay : muddo sanado ah ayaa waxaa I xanuunaya bogga ( halka labada dhinac ee feeruhu Ku kala leexdaan ) wax yar kahoose oo dhinaca midig ah , dhowr mar dhakhtaradu waxey dhaheen waa gaas , laakiin baaritaanadu way iska koobnaayeen . markaa adinkoo mahadsan waxaan idinka rajeynayaa wixii fikrad ah iyo taladiinaba .
   M A H A D S A N I D I I N.

SomaliDoc:
Waxa ugu badan ee keeno waa cudurka gaaska, iska fiiri in aad leedahay astaamaha kale ee la socdo cudurka gaaska adigoo akhrista qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,405.0.html

Waxaa kaloo keeni karo haddii beerka ama xameetida ay jiran tahay.
Akhriso xanuunka Xameetida: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5490.0.html
Akhriso xanuunka beerka: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,633.0.html

Navigation

[0] Message Index

Go to full version