Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: sidee loo daawayn karaa canbaarta dhabarka?

(1/1)

DRSALAH:
?????? ????? ????? ???? ???????
Waxa dhabarka igaga yaalay mudo 6sano ah canbaar sidaa loo daawayn karaa maxa lagu yidhaahdaa English si aan u baadho

SomaliDoc:
Cambaarta waxaa lagu dhahaa af-ka ingiriiska "Ring worm" ama "Tinea" waxaana keeno jeermiska fangaska.
Waxayna ka soo baxdaa meelo kala duwan ee jirka ah, korka, tinta, cidiyaha iyo meelo kalaba.
Fadlana hubi xanuunka aad tilmaantay inuu canbaar yahay, waxyaabo badan ayay isku ekaan karaan, fadlan la xiriir dhkhtar cudurrada maqaarka ah.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version