Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Waxaa isbadal kudhacay bishimahayga?

(1/1)

Daljir:
Asc aad baan uga mahadcelinaya Dhakhaatiirta fursada qaaliga ah nasiiyay intaas kadib
Waxaan jeclan lahaa inaan helo su,Sashan jawaabteda
1 mudo kudhow 10 Sano waxaa isbadal kudhacay bishimahayga waxaana igusoo biiray in qolof ama  jeedhadh  ka kacayso bishimahayga wax xanuuna iguma hayo balse waxaa isbadalay muqaalka bishimaha oo aad uguduutay markastana 2 ama maalin kadib kasta way igu dhacaysa dhakhtar baadhi taan quman igu sameeya Wali matigin maxaa sababi Kara arintas

SomaliDoc:
Dhibaatadaan horay ayaan uga hadalnay ee ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5366.0.html
Markaa akhrisatid ka dib, haddii aad faahfaahin dheeraad ah u baahan tahay, halkaan ku soo waydii.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version