Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Waxaa iga soo baxay fin daanka ama dhabanka?

(1/2) > >>

Awabdi:
waxaa iga soo baxay fin daanka ama dhabanka .. kadib xabasawdo ayaan mariyay meshi wax kalay isku badashay wayna waynatay wayna adkaatay.. maxaan sameeyaa

SomaliDoc:
Xabad sowdo lama mariyo nabar ka soo bax ah ama nabar qoyaan leh, hadduu dheecaan yeeshay waa in lagaa dillaaciyaa ooo aad qallajiye u qaadataa ee la xiriir dhakhtar fadlan.

Awabdi:
xanun anan waligay maqal hybertaas ayaa ruux lagu shegay isla malinki labrotary kali ayu tagay kuma haya layidhi maxu yahay Labada Labrotary maxaa  ku kla saarnaa

SomaliDoc:
Xanuunka lagu sheegay muxuu ahaa?

Awabdi:
 wll xanunka ani uma aqoon lihi lakiin hybertaas aya layidhaah marka xanunkan wan fahmi wayay laba labrotary midna wuu ku haya ay yidhi midna kuma hayo MAHADAANIID

Navigation

[0] Message Index

[#] Next page

Go to full version