Author Topic: Su'aal: waxa idhabay finanka wajiga anigon waxba marin wajiga?  (Read 15682 times)

0 Members and 2 Guests are viewing this topic.

Offline Xaliimo

  • Newbie
  • *
  • Posts: 5
  • Points: +0/-0
  • Gender: Female
Su'aal: waxa idhabay finanka wajiga anigon waxba marin wajiga?
« on: February 06, 2016, 08:33:30 PM »
Asc dr wad mahadsantihin wan heley jawabtey waxan qaba su,aal kale.o ah fininka wajiga kaso baxa waxa idhabay finanka wajiga anigon waxba marin wajiga markey cadada iga imaaneyso aya waxa iga so baxa finan wajiga wayna iga ba bi ijiren markey cadada iga timdo kadib waxan yeshey uur markas bay igu so baten waliba bilihi danbe waxan rajaynayey.markan dhalo iney iga ba ayan lkn.igama bi in o waxay bilaben cuncun.iyo olol markan fool dhaqdo maxa sababaya finanka.nocaas ah ma wax hormonka ku xiran ba mise wa wax kale iga jaahil bixiya idinko.mahadsan mise wa inan dhaqtarka maqarka la xirira?




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: waxa idhabay finanka wajiga anigon waxba marin wajiga?
« Reply #1 on: February 10, 2016, 03:35:36 PM »
Ka akhriso jawaabta su'aashaada halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,6318.0.html
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Waxa soomaalida ay u taqaan "Ilkow"?

Started by Ahmed_CarabBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 7842
Last post January 16, 2019, 01:53:17 PM
by SomaliDoc
Ogow waxa uu yahay "Ummu-Sibyanka"!

Started by SomaliDocBoard Cudurrada Haweenka

Replies: 0
Views: 291319
Last post December 05, 2018, 08:41:26 PM
by SomaliDoc
Waxa jirta in xaaska labada kilkilo ay kasoo baxeen wax buuran oo la moodo fiix

Started by Warsame11Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 3652
Last post March 29, 2023, 09:10:56 PM
by Milica_soomali
Su'aal: Waxa layga hayay xiniinta bidix iyado marmar bararaysa?

Started by C.risaaqBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 8533
Last post March 17, 2016, 12:37:16 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waxa Aan Ku HunGoobay Siikada (Gacanta Biyaha La iskaga Keeno)?

Started by Wiil.SoomaliyeedBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 15412
Last post January 09, 2016, 03:57:35 PM
by SomaliDoc