Author Topic: SU'AAL: BIYO BAXA DAG DAGA AH EE RAGA?  (Read 8220 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Pheisal Abdull

  • Newbie
  • *
  • Posts: 2
  • Points: +0/-0
SU'AAL: BIYO BAXA DAG DAGA AH EE RAGA?
« on: February 10, 2016, 09:27:54 PM »
ASC Dhakhaatiirta sharaf leh ee soomaaliyeed.

Salaan kadi,  ugu horeeyn waxaan u mahad celinayaa allaha weeyn ee inoo suurta galiyay in halkaan aad noogu haysaan hoowl muhiim ah loona baahnaa., marka xigtana adinka. Ajar aan la koobi karina allaha idinka siiyo.


Markaan usoo daadago su'aasheeyda.


Dr, haddi ninku uusan lahayn cilad xaga galmada ah uusana dhib ka haysan xaga kacsiga balse dhibku yahay biyaha oo in ka yar daqiiqad kusoo dagdag ayagoo aad dareemayso in ay badanyihiin,


sidaa darteedna aadan sii wadi karin isla waqtigaas marka laga reebo inaad in saacad ku dhow nasato misna sidii oo kale dhacdo. 

Taasoo runtii murugo ka badan mida haysta marwada ay ninka qabsato iyo walwal ah waxba ma qancin kartid.

Dhibka noocaas ah qofka leh maxaa la gudboon uu sameeyn karaa? Maxaase u daawo ah, maxaase sababi kara??   


Aaad baad y mahadsantihiin.




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: SU'AAL: BIYO BAXA DAG DAGA AH EE RAGA?
« Reply #1 on: February 15, 2016, 04:50:51 PM »
Cillada biyo-baxa degdega ma ahan wax la xiriiro hami yarida iyo kacsi la'aanta, waa cilald sideeda u taagan.
Akhriso qoraal ku saabsan arrintaas: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2121.0.html
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Wax ka baro Ilka-baxa iyo Ilka-dawacada

Started by SomaliDocBoard Qaybta Wacyi Galinta

Replies: 1
Views: 32175
Last post July 05, 2015, 08:53:23 AM
by Darmaan123
Su'aal: Waa maxay finka kaso baxa dabada? Una eg kaso bax cml?

Started by Ahmed dollarBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 25563
Last post October 22, 2016, 05:04:32 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Biyo-bax degdeg ah marka hore kadibna wuu daahaa, maxaa keeni karo?

Started by DiinowBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 17673
Last post April 08, 2011, 08:37:51 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Markaan biyo badan cabo ilaa (750 ml) waxyar kadib kaadi baa iqabanaysa?

Started by Mohamed AbdirizakBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 18673
Last post September 04, 2016, 07:49:05 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Maxaa keena in lugaha biyo galaan dadka sokorta qaba?

Started by Iraado MacalinBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 9444
Last post March 26, 2016, 02:29:50 PM
by SomaliDoc