Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Waxaan qabaa xanuunka gastric?
(1/1)
Caydarus:
Asc doctor waxaan qabaa xanuunka gastric waxana aad u dareemaa markaan quraacdo 1 saac ka dib qadada sidoo kale
Markaannraashinka cuno xanuun iyo calool hur ayaa i qabaneeso
Maxaan iska daweyn karaa gastric caloosha i hureeso markaan daacsado ayaan nafisaa
SomaliDoc:
Akhriso qoraaladaan aad ayay kuu anfici doonaan insha'llah.
Xanuunka Gaaska: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,405.0.html
Daawada Dabiiciga ee Gaaska: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5963.0.html
Navigation
[0] Message Index
Go to full version